Aqoon is waydaarsi labo maalmood socday oo lagu qabtay magaalada Malmö
Aqoon iswaydaarsi qaatag labacisho ayaa lagu qabtay Magaalada Malmö ee caasimada sadaxaad ee Iswiidhan.
– Kulankaas ayaa ku saabsanaa sida ugu fudud ee muuqaal ama cod loo habaynkaro.
Waxaan kasoo qaybgalay dhalinyaro iyagu danaynaayay war-baahinta, kuwaa oo ka faa’iday aqoon iswaydaasi sida filimada loo qurxiyo isla markaana loo codeeyo.
Ma ahan markii ugu horaysay ee kulan noocaa oo kale lagu qabto magaalad Malmö.
Waa markii labaad ee dhalinyarada ka faa’idaystaa kulankaas.